XAMAR WAXA AY U DHIBANTAHAY QASHINKA DHEXYAAL . Halkaa waxaa ka muuqda baabuur wayn oo qashan ku shubaya xeebta jaziira waa xeebka ka mida kuwa ugu muhimsan xeebaha xamar. (Courtesy - Jamal Ali .VOA) Kahor dagaalakii sokeeye ee somalia , caasimadda somalia ee xamar waxa ay caan ku ahayd xeebeheeda waaWayne, hawada bada ee nadifka ah , iyo midabka buluga ah ee biyaha bada. Maanta marka la fiiriyo meel walba qashan Farah badan ayaa yaal. Xamar waxaa jooga qiyaastii laba milyan qof . Waxa ay sabababaan aruurka qashan lagu qiyaasay 2500 tons oo qashin ah maalin walba, ilaa mundo aan dheereyn kohor majirin meel si cad loogo asteeyey qashanka ama trash recycling center ah. Taa bedelkeeda dadku qashinka waxa aay dhigijireen jidadka iyo xeebaha iyo meel kaleba. Enviroment care movement waxa ay Hershey sawiro qashinkin badan ooo waxwalba ah kaasoo la dhigay meel dadku deganyahay. Mararka qaar qashinka lagubaa waxa uu sababaa qaac badan
Dhaq-dhaqaaqa Daryeelka deegaanka. Wuxuu u taagan yahay wacyi galinta iyo baraarujinta dadka ee xaaladaha xaasaasiga ah ee soo wajaha deegaanka berries iyo badba, qaasatan beriga kuwaasoo qatar ku keeni kara dad iyoduunyaba.