XAMAR WAXA AY U DHIBANTAHAY QASHINKA DHEXYAAL
.
Halkaa waxaa ka muuqda baabuur wayn oo qashan ku shubaya xeebta jaziira waa xeebka ka mida kuwa ugu muhimsan xeebaha xamar. (Courtesy - Jamal Ali .VOA)
Kahor dagaalakii sokeeye ee somalia , caasimadda somalia ee xamar waxa ay caan ku ahayd xeebeheeda waaWayne, hawada bada ee nadifka ah , iyo midabka buluga ah ee biyaha bada.
Maanta marka la fiiriyo meel walba qashan Farah badan ayaa yaal.
Xamar waxaa jooga qiyaastii laba milyan qof . Waxa ay sabababaan aruurka qashan lagu qiyaasay 2500 tons oo qashin ah maalin walba, ilaa mundo aan dheereyn kohor majirin meel si cad loogo asteeyey qashanka ama trash recycling center ah.
Taa bedelkeeda dadku qashinka waxa aay dhigijireen jidadka iyo xeebaha iyo meel kaleba.
Enviroment care movement waxa ay Hershey sawiro qashinkin badan ooo waxwalba ah kaasoo la dhigay meel dadku deganyahay.
Mararka qaar qashinka lagubaa waxa uu sababaa qaac badan iyo ur daran kuwaasoo dadka deegaanka Dhib badan gaarsiiya.
Qaac ka baxaaya qashin lagu shubay xeebaha JAzeera ee xamar . (Courtesy - Jamal Ali).VOA
Si wax loo ga qabto qashanka iyo dhibkiisa dawlada somalidu waxa ay ku dhawaaaqday in nisha December ay samaynayso laba meel oo qashinka loo gutalo galay. Meel woqooyiga muqdisho ah iyo meel koofurtacaasimadda ah.
Laakiin dadbadan waxa ay leeyihiin maaraynta qashinka faru kama qorma, maxaayeelay ma jiro sharci cad oo ka yaal qashinka iyo sida ay tahay in loo maareeyo. Waxa ay ku doodayaan in maaraynta qashinka in aysan shaqaynayn ilaa sharci loo sameeyo.
Qashinka waxa uu dhibaato ku yahay caafimaadka magaalada iyo deegaanka
Qayba magaalada ka mida waxaa aad ku Arkaysaa qaacii qashinka oo daboolay deegaan ballaran, iyo baabuurtii qashinka oo socda . Dadku waxa ay leeyihiin deegaanka dadku deganyahay ee qashinka lagu shubay waxaa ka dhalan kara cudur sida cancer iyo kuwa kaleba.
"Qashinku ma ahan oo kaliya dhibaato caafimaad .ee waxa sidoo kale ay saamayn ku leeyahay deegaanka--hawada, dhulka IWM"
.
“
Comments
Post a Comment